Banaan bax la qorsheeyay in uu ka dhaco Muqdisho oo la fashiliyay

Ciidamada amaanka ayaa maanta ka hortagay banaan bax siyaasadeed oo la qorsheenayay in uu ka dhaco magaalada Muqdisho, ciidamada ayaana xiray inta badan wadooyinka Muqdisho. Wadooyinka ugu muhiimsan magaalada Muqdisho gaar ahaan Wadooyinka Wadnaha iyo Maka Al Mukarama ayaa lasoo dhigay ciidamada amaanka dowlada kuwaa oo xiray wadooyinka sidoo kale si weyn u xaqiijinayay amaanka … Continue reading Banaan bax la qorsheeyay in uu ka dhaco Muqdisho oo la fashiliyay